Soomaliya Oo Deg Deg Uga Hadashay Geerida Taliyaha Dufaaca Kenya

Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa si deg deg ah uga tacsiyaysay geerida Taliyihii ciidamada Difaaca Kenya Jen. Francis Ogolla oo ku geeriyooday shil diyaaradeed.