Maraykanka Oo Gollaha Amaanka Qaramada Midoobay Udiiday In Ay Falastiin U Aqoonsadan Dawlad Madax Bannaan

Gollaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa ku guul daraysatay in ay Falastiin u aqoonsadaan Dawlad Madax bannaan oo xubin ka noqota Qaramada Midoobay.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku Guuldarraystay in Falastiin loo aqoonsado dawlad Rasmi ah oo xubin ka ah Qaramada Midoobay, kadib markii Safiirka Maraykanku dhiibtay Codka Diidmada qayaxan oo kala tuurtay dedaalkii ay wadeen waddamada Carabta ee qaraarkan horgeeyay Golaha.

Maraykanka ayaa si cad diidmada Qayaxan Falastiin ugu diiday in loo aqoonsado dawlad madax bannaan oo xubin ka ah Qaramada Midoobay.