Sheekh isaga oo Oynaya ku dhawaaqay in Godka lala dhigo Marxuumad Luul Cabdicasiis

Waxaa maanta xabaalaha jasiira ee duleedka magaaladda Muqdisho lagu aasay Maydka Allaha u naxariiste marxuumad Luul Cabdicasiis.

Luul Cabdicasiis ayaa waxa ay u dhimatay waxyeelada ka soo gaadhay dab la sheegay in uu qabad siiyay saygeeda Sayid Cali Macalin Da’uud.

Mid kamid ah dadkii ka qayb galay aaska oo kamid ahaa culimada magaaladda Muqdisho ayaa dadkii aaska joogay ka codsaday in lala aaso luul oo qabriga lala dhigo.

Hoos ka Daawo Fah faahin: