War Buuxa Oo Ka Soo Kordhay Maxkamadaynta Ninkii Xaaskisa Oo Uurleh Dab Qabadsiiyay

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maalinta Arbacada ah oo ay Taariikdu tahy 21/02/2024 u mudeysay dhageysiga dacwadda Sayidcali Macallin oo loo haysto dilka dilka xaaskiisa Luul Cabdicasiis.

Xeer Ilaaiye ku xigeenka guud ee qaranka Yahye Maxamuud saciid iyo kaaliyahiisa oo in mudo ah shaqaynaayay dacwada Ninka xaaskiisa gubay ayaa kiiskaan gacanta ku haya.