Ninkii Guursaday Labada Gabdhood ee mataanaha ah Oo Xaaskiisi Hore Dacwad Maxkamadeed Ku Furtay

Seyga Abby Hensel ayaa xaaskiisii hore ka saartay liiska  aabbanimada laba sano ka dib markii uu guursaday mataanaha caanka ah ee isku dheggan,

askari hore  Josh Bowling wuxuu guursaday Abby, oo jir la wadaaga walaasheed Brittany, 2021 – in kasta oo guurkooda la shaaciyey kaliya todobaadkii hore.

Hadda waxaa soo baxday in  xaaskiisi hore ,  oo 33, jir ah   ka gudbisay dacwad aabbanimo  bishii Oktoobar 2023 xaaskiisii hore Annica Bowling, oo ay wadaagaan gabadh siddeed jir ah oo lagu magacaabo Isabella.

Lamaanuhu waxay is guursadeen 2010, laakiin waxay is fureen 10 sano kadib iyagoo kala guuray  2019.

Nin labaad oo lagu magacaabo Gavin Vatnsdal, ayaa la sheegaya inuu dacwada lug ku lee yahay kaas oo la filayo inuu ku dacwooday aabaha gabadha yar,  kiiskan,  ayaa maxkamad  ku taalla gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.laga furay

New York Post ayaa sheegtay in warbixin laga helay baaritaanka hidde-sidaha la xareeyay kaaso oo qayb ka ah dacwadda 7-dii Maarso, loo gudbiyey maxkamada  laakiin natiijadu si cad looma hayo.

Josh gabadhiisa Isabella ayaa weli la nool isaga , wargeysku wuxuu raaciyay, waxayna marti ku ahayd  arooska la qarinayeyey mudadada

Labadan mataano waxay dhasheen 1990-kii waxayna markii ugu horreysay caan noqdeen markii ay ka soo muuqdeen Bandhigga Oprah Winfrey oo lix jir ah.

Conjoined twin Abby Hensel's husband faces paternity suit by another woman,  years after marriage - Hindustan Times