Sida Ay Udhacday Dhacdada Hooyo Iyada Oo Oyaysa Sheegtay in Gabadheedi la kufsaday hadana iyadii xabsiga la dhigay

Hooyadan oynaysa ayaa lagu magacaabba aamino axmed waxay dhashay nimco jamac xuseen xasan oo ah inan 16 jir ah oo afar habeen kahor lagu kufsaday magalada boosaaso sida ay sheegtay.

intaas kadib hooyo aamina waxay dacwaysay ragi kufsaday nasiib daro raga nimco kufsaday qaarkood waxay kasoo jeedan qoysas ladan badalkeedna waxay bixiyeen dhaqaale si kiiska hoos loogu dhameeyo aamina oo taas kabiyo diiday ayay boolisku hanjabaad iyo xadhig isugu dareen iyado ay xidheen inanti dhibnaha ahayd ee nimco.

Hoos Ka Daawo Fah faahin: