Xildhibaan Ay Xidiidh Dhaw Lahaayen Cabdinaasir Oo Maydkiisa Laga Helay Guri Uu Ka Deganaa Xamar

Axmed Aadan oo ka tirsanaa baarlamaankii hore ee Soomaaliya ayaa maanta meydkiisa laga helay Hotel Muqdisho oo uu deganaa, kuna yaalla degmadda Xamar weyne.

Qolkii uu ka deganaa Hotel ku yaala Muqdisho ayaa maydkiisa laga helay Ex xildhibaan Axmed aadan oo ka tirsanaa baarlamaankii hore ee Somalia.

Marxuumka ayaa kasoo jeeda Somaliland gaara ahaana gobolka hawd.

Hore ayaa waxa qolkiisa laga helay isaga oo mayd ah cabdinaasir oo ka soo jeeda Gabiley,Waxaana wararku sheegayaan in xildhibaanka iyo Cabdinaasir xidhiidh dhow ka dhexeeyey.