Aaska Maydka Xirfadlihii Somaliland Ka Soo Jeeday Ee Lagu Khaarajiyay Muqdisho Oo War Ka Soo Baxay

Waxaa goor dhawayd warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa ehelada iyo oday dhaqameedka Allaha u naxariiste Cabdinaasir Muuse Dahable oo lagu dilay Muqdisho.

Ehelka ayaa sheegay in ay meel fiican marayso diyaarinta Maydka oo loo qaadayo Hargaysa.

Hoos ka Daawo fah faahin: