Wiil Aan Guursan Oo Hadana Kitaab Qur’aan Ah Ku Dhaartay In Uusan La Guursanayn

Maxamed oo ah Wiil dhalinyaro Soomali ah oo caan ka ah baraha bulshada gaar ahaan Aalada Tiktok ayaa sheegay hadal soo jeeditay bulshada Soomalida ee isticmaasha baraha bulshada.

Maxamed oo ah wiil dhalinyaro ah oo wali aanan guursan ayaa sheegay isla markaana wacad dhaar ah ku maray in uusan haweenayda uu guursado la guursan doonin Gabadh kale.

Sheekadan oo uu ku sheegay Maxamed muuqal uu soo galiyay bartiisa Tiktok oo uu aad u isticmaalo ayaa u dhignayd sidan.

Maxamed “Waxaa ku dharanayaa oo igu walahi in Xaaska aan Guursan doona Mustaqbalka aanan la guursaneyn Gabar kale ‘

Maxamed ayaa hada ah Doob.

Sheekadan ayaa waxa ay hadal hayn ku yeelatay in wiil dhalinyaro ah oo san guursan uu dhaar durba ku maro in uu la guursan doonin gabadhiisa mustaqbalka.