Gabadh Soomaliyeed Oo Uu Wajiga Ka Badalay Nin Madaw Ah Oo Ay Wada Socdeen

Waxa baraha bulshada ku baahay,gaar ahaan baraha bulshada ay isticmaalan inta badan dadka soomalidu sawirro laga qaaday haweenay la sheegay in uu jidh dilay nin madaw ah oo ay wada socdeen.

Gabadhan oo la sheegay in ay tahay haweenay Soomaliyeed oo ku nool dalka Maraykanka ayaa waxa wajigeeda sidaasi u badaly nin Maraykan madaw ah oo ay wada socdeen sida la sheegay.