Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda cakiran ee Gaza iyo macaluul ba,an oo saamaysay shacabka

 

Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, tobanaan kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii ay buuq iyo fawdo hadheeyeen, gargaar bini’aadanimo oo la geeyey marinka Qaza.

Ciidamada Israa’iil ayaa la sheegayaa inay rasaas ku fureen dadka, taas oo xaaladda uga sii dartay.

Warbixin ay wakaaladaha wararku arrintan ka qoreen ayaa waxaa akhriyaya  ismaaciil Xuseen Farjar.

 

Halkan ka dhegayso