Nin kufsaday Caruur xaaskiisu dhashay oo Xamar lagu xiray.

Wararka ka imaanaya magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in magaaladdasi ay ka dhacday fal argagax leh kadib markii boolisku ay gacanta ku soo dhigeen eedaysane kufsaday carruur yar yar.

Ciidamada Booliska muqdisho ayaa soo bandhigay Nin kufsaday Caruur xaaskiisu dhashay ayaa Xamar lagu xiray.

Ciidanka boliiska ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane la sheegay in uu kufsi ugu gaystay degmada Daharkenley labo gabdhood oo xaaskiisu dhashay 17-02-2024 abaaro 8:40 am.

Dhibanayaasha ayaa da’doodu tahay 18 jir iyo 10 jir, waxaana baris ku socotaa eedaysanaha.