Maxay Gabadhani Utiri Ka Carara Raga Sujuuda Madawleh Diintu Ka Muuqato?

Gabadhan oo ka qayb galaysay barnaamij lagu qabtay magaaladda Muqdisho ayaa fariin udirtay haweenka Soomaliyed.

Gabadhan oo lagu magacaabo Dr Sahra ayaa qayb ka ahayd barnaamij ay qabatay Guryosamo oo daarana wacyi galin ku saabsan arrimaha guurka.

Sahr ayaa hablaha Soomaliyeed waxa ay ugu baaqday in ay ka fogaadan raga waxba aanan bixin ee gacanta adagleh.

“Hadaad aragtaan nin sujuuda ka muuqata, diinta ka muuqata ay aad u sareyso balse uu gacan adag yahay ama baqiil yahay ka carara oo Guursanina”.