Hadad aragto Gabar Jin ku dhacay oo walatay Nin bay u bahan tahay ee Deg-Deg haloogu Guuriyo“Daaci Saalax

Ninkan oo lagu magacaabo Daaci Saalax oo kamid ah dhalinyarada Culimada ah ee Soomaliyeed ayaa ka hadlay dhibaato haysata qaar kamid ah hablaha Soomaliyeed.

Saalax ayaa ka hadlay xannuun inta badan ay qaban hablaha Soomaliyeed oo loo maaro waayay.

Sheekha ayaa Sheegay in Shaydaan ama jin uusan galin hablaha balse ay tahay taasi damac nin doon ah.

Waxa uu sheegay in gabdhaha sidaasi oo kale ah ay qabaan baahi Nin isla markaana loo baahan yahay in deg deg loogu guuriyo.

 “Hadad aragto Gabar Jin ku dhacay oo walatay Nin bay u bahan tahay ee Deg-Deg haloogu Guuriyo .waxaase jira Gabdho Badan aad moodo in ay walan yihiin laakin u. Bahan Nin kaliya “