”Ahmed aad Baan u Jeclaa Balse Markii aan Afrika ka soo waday oo aan keenay Norway wuu iga dhuuntay melkasta black ayuu iga saaray ‘

Waxa baraha bulshada qabsatay sheekada iyo sawirada gabadh Soomaaliyad ah oo la sheegay in qiso qabaatay.

Gabadhan ayaa sheegtay in nin ay jeclayd oo ay Afrika kasoo waday uu balantii kaga baxay.

”Ahmed aad Baan u Jeclaa Balse Markii aan Afrika ka soo waday oo aan keenay Norway wuu iga dhuuntay melkasta black ayuu iga saaray ‘

Waxuu igu dhihi jiray markuu Afrika joogay wan ku jeclahay adiga moyee Gabar kale ma jeclaan doono aniguna waan aaminay”

Gabdhaan oo ilmeynaysa ayaa sidaa Tiri .

Ilaa hada ma jirto ilo madax bannaan oo xaqiijiniya sax ahanshaha sheekadan balse waa dhacdo lagu falanqaynayo baraha bulshada.