Wariye Udhashay Falastiin Oo Qashifay Siraha Iyo Halista Facebook Iyo Fadeexad Aanad Filayn

Wariye caan ah oo ka hawl gala warbaahinta Aljazeera isla markaana soo saara barnaamijka xiisaha leh ee “MAXAA KA QARSOON”ayaa usbuucan warbixin ka sameeyay shrikada facebook.

Wariyahan ayaa si gaar ah udul istaagay tacadiyo uu sheegay in shirkadu ka gasho dadka muslimiinta ah.

Hoos Ka Daawo Warbixinta: