War Weyn Somaliya oo ogolaatay Inay Kenya Wada Hadal Kula Gasho Badeeda Iyo Ducmentiyo Sir Ah oo La Helay

Tvga Saab Tv Ayaa Helay Nuqulo Sir Ah oo ku aadan bada Somaliya oo Dalka Maraykanku Cadaadis Ku Saaray Dawlada Federalka Somaliya Inay Kenya kala Hadasho Badeeda Taas oo Ka Dhigan in Maxkamadii Sidaa Lagu Joojin Doono Maadama Somaliya Ogolaatay Wada Hadal Kaas oo Kenyana Aanay Waxba Ku Waayi Doonin

Hoos Ka Daawo Muqaalka

Ku Soo Biir Youtube