Wadanka Faransiiska oo Soo Saaray Sharciyo Cusub oo Lagu Xamaynayo Soo Galootiga iyo Ajaanibta

Wadanka ka Faransiiska oo ahaa Wadanka Kali Ah ee labadii Sanadood ee Ugu Dambeeyey U Furna Qaxootiga Iyo Sagoolotiga Yurub Ayaa Soo Saaray Dhawr Qodob oo Wadankaas ku Xakamaynayo Xaqootiga

Faransiiska Ayaa Sheegay Inuu Xadiidi Doono  Ajaanibta Wadanka Ka Shaqeeya ee ka Soo Jeeda Wadamada Kale iyagoo Sita Sharciyo Kale oo aan Faransiis Ka Ahayn

Sidoo Kale Dawladda Faransiiska Ayaa Sheegtay Inay Xadidi Doonto Dhawaynta Bukaanada Soo Galootiga Ah ee aan Sida Sharciga Ah ku Joogin Wadanka Faransiiska

Dhanka Kale Dawladda Faransiiska Ayaa Joojisay Lacagaha Caydha Ku Meel Gaadhaka Ah ee La Siin Jiray Dadka Magangelyo Doonka Ah Iyadoo Taas Bedelkeda looga Dhigay Kaadhadh Lagu Iibsan San Karo Cunto Kali Ah Taas oo La Dhaqan Galiyey Isla Bishan

AL JASIIRA NEWS