Somaliland oo Talaabo La Bogaadiyey U Qaaday Dhanka Qaadka ka imaada Ethiopia ee soo gala deeganadeeda

Somaliland ayaa  cashuurta ku kordhisay Qaadka ka imaada Ethiopia ee soo gala deeganadeeda Taas oo ka Mida Qodobada Lagu Yaraynayo Qulqulka Qaadka Itoobiya oo Hada Meel Xun Maraya