Jinka waa makhluuq uu Islaamku qirayo, waxaana lagu sheegay Qur’aanka iyo Xadiiska Nabiga (CSW). Inkasta oo aysan la mid ahayn aadanaha, jinku wuxuu leeyahay awood uu kula falgalo dadka — taasoo keentay in jinnadu qof qabsan karaan, cudurna gelin karaan

Diintu waxay qiraysaa in jinni uu qabsan karo qof: Xadiisyo saxiix ah ayaa cadeeyay in Nabiga (SCW) uu xataa u akhriyay ruqyo qof la sheegay in jinni hayo.
hadaba iyadoo laga duulayo Saamaynta xaga caafimaadka ee wadanka kasta jinku ku lee yahay ayaa la ogaaday siday wadamadu u kala jin badan yihiin waxana kaalinta koowadan ee wadanka ugu jinka badan aduunka hogaaminaya somaliya
10-ka Wadan ee Adduunka Loo Tixgeliyey Inay Ugu Jinka Badan Yihiin aduunka (Markii La Eegay dhanka caafimaadka
1. Soomaaliya
2. Sacuudi Carabiya
3. India
4. Indonesia
5. Pakistan
6. Nigeria
7 Masar (Egypt)
8. Turkey
9. Iran
10. Philippines
waxaa xusid mudan in wadamadan dhaamaan yihiin muslim marka laga reebo wadanka philippines oo dadkiisa 85% yihiin cristian waxaa kaloo xusid mudan in jinku guuro oo xanuunada u keena ka yaraadeen wadamada yeman ciraaq iyo suuriya oo kaalmaha hore ku jiri jiray hadana ah wadamo jinku ka guuray
somaliya ayaana waxaa macquul ah in jinkii suuriya ciraaq iyo yeman galay sababto ah waxay si deg deg ah u timi kaalin aad u saraysa xaga xanuunada u keeno jinka iyo sidoo kale arimaha ku socda xaga dhaqanka iyo dadka sida aynu aragno maalinkasta



