Nin La Moodayay In Uu Dhintay Oo La Aasay Oo Albaabka Gurigooga Soo Garaacay
Al Jasiira- News
Waxaa Magaaladda Hargaysa laga hadal hayaa dhacdo ka dhacday Magaaladdasi,kadib markii gurigooga uu usoo hoyday xalay Nin la moodayay in lagu aasay xabaalaha Haleeya Ee magaaladdasi.