Shacabka Kuuriyada Koonfureed oo ka cadhooday SHaarbaha Safiirka Maraykanka iyo Safiirka oo ka hadlay waxa dhacay

Safiirka Maraykanka u fadhi Kuuriyada Koonfureed oo Shaarbihiisa difaacay.

Shacabka reer kuuriya ayaa Shaarbaha Safiirka Maraykanka ka cadhooday ixtiraam darana ku tilmaamay kadib markii ay sheegeen in u Shaarbaha u daysto sidii Madaxdii Japaniskii 40-ka Sano Kuuriyooyinka gumaysan jiray,
Lakin Safiir Hary Hares ayaa eedaas iska difaacay wuxuna yidhi

” Shaarbaha wax kale uma daysan lakin Shaarbuhu Waxay idareensiinayaan isbadal iyo in hada an ahay Safiir maadaama 40 sano an kusoo jiray Ciidanka Bada ee Maraykanka”.