Saria Al sawas oo ah fanaanad carbeed ah ayaa kulmisay afar nin oo kasoo kala jeeda dalal carbeed iyo ubadka hareeraha ka taagan oo ay ukala dhashay

Saria Al sawas waa fannaadad reer Suuriya ah.

Wiilkeeda curadka ah waxay u dhashay nin reer imaarat ah, gabadha bidixda xigta waxaa ka dhalay nin Lubnani ah, gabadha yarna waxaa ka dhalay nin Sacuudiyan ah.

sidoo kale hada waa Hooyo xaamila ah waxayna Uur uleedahay ninkii afaraad oo kasoo jeeda Dalka Ciraaq.

waa markii ugu horeysay ee fanaanad carabiyad ah laga arko dhacdooyinkan ay falan qaynayaan warbaahinta carabtu.