Raysalwasaare Ku xigeenka Soomaliya oo Xafiiskisa ku qaabilay Abwaan sheegey inuu ka baxsaday Hargaysa

Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed oo xafiiskiisa ku qaabbilay Abwaan dhalinyaro ah oo reer Gabiley ah, kaasi oo dhawaan ka tagey Somaliland, ka dib markii uu sheegay in uu la kulmay cabudhin.

Abwaankan ayaa markii uu ka tagayay Somaliland soo baahiyay Muuqal uu ku sheegey inuu iskaga tagayo Somaliland kadib markii uu kala kulmay Xukuumada Cabudhin iyo Xadhig.

Dhalinyaro badan oo Somaliland ah ayaa Mudooyinkii udambeeyey ku qul qulaya magaalada Muqdisho iyagoona iskaga Cararay sida ay sheegen handaad ay Xukuumada kala kulmeen.