Ninkii Ifka Dhaafiyey Sheekhii Gaalkacayo Muranka Xaga Diinta Ka Kiciyey CabdiWeli Cilmi Yare Oo Isna Ifka La Dhaafin Doono

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku lug yeeshay dilka 14 qof.

Ninkan ayaa ka mid ahaa koox Al-Shabaab ka tirsanaa oo 14-ka qof ku dilay sanadkii hore weerar ay ku qaadeen xarun uu magaalada Gaalkacyo ka deganaa wadaad lagu magacaabi jiray Cabdi Weli Cali Cilmi Yare, oo dadka halkaa ku dhintay ku jiray.

Hoos ka Dhegayso