Muxuu Yahay Passporka Fanaan Maxamed Siciid Bk Ku Tago Wadanka Uk Iyo Wadamada Yurub

Fanaan Maxamed Siciid Bk oo Markii Labaad Ka Mid Noqday Fanaaninta Sanadkan Qaybta Ka Ah Bandhiga Somali Week ee Inta Badan Lagu Qabto Wadanka Uk Ayaa In Badan oo Bulshad ah Is Waydiisay Hanaanka Fanaanka oo Ku Nool Magaalada Hargaysa Ay Ugu Suurto Gasho Inuu Ku Maro Dalalka Wadamada Yurub Iyo Passporka Loo Saaro Visa

Hadaba Arinta Ayaan Ka Waraysanay  Dadka U Dhunta Daloola ee Qaybta Ka Ah Hawlaha Fanaanka oo Hada Ku Sugan magaalada London Anaga oo Waydiinay Suaalo Dhawra

Hoos Ka Daawo Waraysiga oo Faah Faah Faahsan

Ku Soo Biir Youtube