Mujciso Haweenay Leh Laba Xubin Taran Iyo Laba Ilmo Galeen oo Sheegtay In Dhakhtaradu U Sheegen in aanay Dhalidoonin Balse Ay Dhashay

Elizabeth Amoaa waxay leedahay xaalad Naadir ah oo macnaheedu yahay inay ku dhalatay laba  Xubin Taran , laba makaano iyo laba Tuuboyin oo Ah Ku Dhalmada . Laakiin wax fikrad ah kama Ay haysan nolosheeda inteeda badan,

waxay ogaatay oo keliya shan sano ka dib Xaalada Gudaha Marka Laga Reebo Inta Muuqata  markii gabadheed ay dhalatay. Sanadkii 2015-kii, 36-sano jirtan  waxaa laga helay Xaalad Yaab Leh Xiligaas – waana Wax  Naadir Ah  oo dhaca markii laba tuubooyin yar-yar oo ku dhaca uur jiifka dumarka ay ku fashilmaan inay galaan minka hal ilmaha, halkii ay ku noqon lahaayeen laba qaab oo kala duwan.

Horey waxaa looga helay ilmo-galeenkeeda Waxa Loo Yaqan  ‘utbine fibroids’ waxayna dhakhaatiirtu usheegtay inay tahay madhalaysayd  sidaa darteed markay umushay Rashley, oo hadda sagaal jir ah, waxay ogaatay inay tahay mucjiso  Yaab Badan . Intii ay uurka lahayd oo dhan,  Waxaa Lagu Hayey Isha  Elizabeth ama dhakhaatiirteedu midkoodna ma ogayn  Waxa Xaal Ku Dambayn Doono Siday Sheegtay

Gabadhan Mucjisada Ah Ayaa asal Ahaan Ka Soo Jeeda  Ghana, laakiin UK uga soo guurtay Faransiiska 2003, ayaa tiri: ‘Sannadkii 2008 markii layga helay qanjirka’ uterine fibroids ‘, waxaa la ii sheegay in  inaan Dhalo aad U Adag Tahay  “Waxay ii sheegeen inaan runtii ahay  Madhalaysad , sidaa darteed markii aan uur yeeshay waxay aheyd layaab aad u weyn. Waxay ahayd uur adag,  Waxanaan Dareemay Daal Badan ,Markiiba

Hoos Ka Daawo Muqaalka

Ku Soo Biir Youtube