Maxkamad Ka Mamnuucday Magaalada Ceerigaabo Qaab Xoolaha Lagu Kala Iibsan Jiray oo Magaalada Caan ka Aha

Maxakamada Degmeda Ceergaabo Ayaa Xukun ka soo Saartey iibka Xoolaha Nool Qaybo ka Mid Ah

Oo Mudooyinkii U Danbeeyey Ay Ka cabanayeen Dadka Xoola dhaqatada Ahi

iyagoo Sheegey IN mudo Bil Ku Dhoow Aaney Helin Lacagtii Xoolahooda
Ay Xaqa u La haayen

Wxaana Xukunka Mxakamada oo Ku waajahan ganacasata Hilibleyda iyo Dilaalinta Seyladaas

Ku Soo Biir Youtube