Maxad kala Socota Shuruuda Cusub ee Ku Soo Birtay Shuraahii Haweenku ku Xulan Jireen Raga

Six Pack Ayaa Ah Mid Ka Mida Waxyaabaha ku Soo Biiray Meertada Nolosha ee Raga Somalida Taas oo Waxtar Weyn Ka Gaysatay Dhanka Caafimaad ka Iyo Lebiska Raga

Hadaba Magaalada Hargaysa oo Ka mid Ah Magaalooyinka Somalida Ee Sanadahan Dambe u Soo Batay Waxa loo Yaqan GYM Ka Ayaan Booqanay Mid Ka Mida Goobaha Lagu Ciyaaro GYM ka Anaga oo Idinka Diyaarinay War Bixintan

Hoos Ka Daawo Muqaalka

Ku Soo Biir Youtube