Maalqabeen udhashay Dalka Japan oo Dunida si yaableh uga codsaday inuu helo Haweeney uu Dayaxa tago oo Nolosha la wadaagta iyo shuruudo uu ku xidhay

Qoraalka faafintiisa lacagta lagu helayo, waxa uu ku sheegey in uu doonayo qof dumar oo ku wehlisa safar uu donayo in uu ku tago hawada sare.

Wuxuu nqonayaa qofkii labaad  dunida ee dalxiis ku taga hawada sare, waxaana safarkan lagu wadaa in uu bilawdo sannadka 2023-ka.

Balse helista lacagtan waxaa ku xidhan shuruud taasi oo ah;

In qofka ay da’diisu ka sarreyso 20sano waxana uu sheegey in haweeneyda uu rabaayi ay noqoto mid fur furan oo ahayn qof aaamusan.

Waxana uu waqti uqabtay codsiga xiliga ay haweenaydaasi isaga rabtaayi inay nolosha la qaybsato

Illaa 18 kun ayaa share-garaysay ilaa hadda.

Maezawa waxaa u madax ka yahay shirkad ku shaqeysa dhanka Internka oo ka shaqeysa nashaqadaha ama faashonka dharka, waxaana hantidiisa lagu qiyaasay lacag dhan saddex bilyan oo doolar.

Sheekadan waxaa baahiyey:Bloomberg, BBC, NBC News, CNBC iyo ABC,