Gudigii Doorashooyinka ee Madaxweyne Xaaf Magacabay oo Soo Saaray Jidwal Doorasho

Guddiga Doorashada Galmudug ee uu Magacaabay Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Galmudug.

War Qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga ayaa lagu shaaciyay 25 ee bishan iney dhaceyso doorshada Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Sido kale is diiwaan gelinta Musharaxiinta Madaxweynaha ay bilaabaneyso isla 27 Bishan.