Home Warar Guddiga Doorashooyinka Somaliya oo Shaaciyey Doorasho Xulista Kursi Baarlamaan oo Laga Dhintay
Guddiga Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay qabashada doorashada Kursi ka bannaan Golaha Shacabka oo uu ka geeriyooday Ex Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla, kaasoo deegaan doorashadiisa tahay Kismaayo.

error: Content is protected !!