Dawladda Soomaaliya oo Sheegtay Tirada Ragii Soo Weeraray Huteel SYL oo Toogasho Lagu Dilay

Dawlada Somaliya oo Hore Dhaqan U Lahayd Inay Soo Bandhigto Maydadka Shabaabka Gaysta Qaraxyada iyo weerarada Ayaa Markan Sheegtay Inay dishay Tirada Ragii Soo Weeraray Huteel kan oo Dawladu Ku Sheegtay Shan Nin

Hoos Ka Daawo Muqaalka