Daawo Derbi Jiifkii ugu Weyna Magaalada Muqdisho oo Mudo kooban isku Ku Bedelay Qof Bulshada Qiimo ku Leh

Hoos Ka Daawo Muqaalka Aways Cali Baafow oo Ahaa Derbi Jiifkii ugu Dada weynaa Magaalada Muqdisho mudo kooban na Wax ka Bedelay Noloshiisi iyo Barnaamij laga Sameeyay

Ku Soo Biir Youtube