Anigu Gabadh Reer Somaliland Ayaan Ahay Cidna Uga Haybaysan Maayo Hees Buuq Ka Abuurtay Somaliland Iyo Fanaanad Lagu Qabsaday Heesta Sababta Ay Ula Qaaday Fanaaninta Somaliya

Fanaanada Sahra Ilays Ayaa Ka Hadashay Hees Buuq Ka Dhalisay Somaliland oo Lagu Qaaday Magaalada Hargaysa  Heestaaso Shan Fanaan oo Haween Ah Ku Codeeyen  Fanaanada oo Ahayd Qofkii Somaliland Metalayey Ayaa Sheegtay In heesta  Dad Ku Af Lagaadeeyeen Halka Qaar Kalena Toos Ba U Soo Waceen

Hoos Ka Daawo Waraysiga Fanaanada

 

Hoos Ka Daawo Heesta Haygu Sirin Mar Kale Wax Kale Wax aan Soconayn oo Ah Heesta Fanaanadu Sheegtay In laga Cadhooday laguna Af Lagadeeyey Maadama oo Ay Ahayd Fanaanada Somaliland Meteshay