Xulkii loo Saadalinayey Koobka Africa oo laga Reebay Koobkii Africa Lama Filaan

Wadanka South Africa oo Hal iyo Eber kaga Badiyey Xulkii loo Saadalinayey Koobka Africa ee Masar Ciyaar Adag Ka Dhacday Magaalada Qahira

Masar oo Watay Ciyaar Yahano Xirfad Sare leh Ayaa loo Arkayey Inay Duban Doonto South Africa laakin Taasi Waa Socon Wayday