Wariye Coldoon oo Xabsi Dheer lagu Xukumay Go aankii ugu Dambeeyey ee Maxkamada

Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa ayaa wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ku xukuntay xabsi dhan Sadex Sano iyo lix Bilood

Wariyaha ayaa Saaka waxaa lasoo taagay Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa.

xeer ilaalinta dacwada ku soo oogtay Ayaa Wariyaha ku Soo oogay Qodobo Dhawr Ah iyo Markhatiyaal la Dhegaystay Dhawr mark halka ehelkiisa iyo qareenada u doodanaaya ay sheegayaan inay racfaan ka qaadanayaan xukunka waxaa ay ku tilmaameen Sharci daro.

Wariye Coldoon ayaa lagu eedeeyay in uu ku xad gudbay Qaranikada Somaliland. Iyo Ardayda Dugsiga Abaarso

Somaliland ayaa horay u sheegtay in Wariyaha ay Maxkamadeyn doonto , islamarkaana ay sharciga Marsiin doonto ka dib Markii u Dhawr u Baxsaday Itoobiya isago Hawshii lagu Eedaynayey Halkii kii ka Sii Wada

Wariye Coldoon ayaa laga qabtay Magaalada Burco ka dib markii uu ka laabtay Jigjiga , maaha Markii Koowad ee Maxkamadi Xukunto Wariyaha Waxana Marar hore lagu Soo Eedeyey Isla eedamayaha Hada loo Haysto Qaar ku Dhaw

Al Jasiira News