Somaliland oo Amaro Cusub Bixisay Si loo Hakiyo Dagaal Beeleed laba Maalin Ka Socda Degaano Miyi Ah

Sida u ku Soo Waramayo Wariye Barkhad Maxamed Geedi oo Ku Sugan Magaalada Ciirigaabo Dagaalkii Ka Dhacay Degaanka Ceel Af Weyn Ayaa Mar Kale Saaka Ka Qarxay Degaanka Ka Dib Markii Dagaal Beeleed kan Shalay Gabal ku U Kala Dhacay kooxihii Halka ku Dagaalamay

Xukumada Somaliland Ayaa Dhanka kale Bixisay Amaro lagu Xoojinayo Ciidmadi Ku Sugana Aaga Ceel Af Weyn Iyadoo Amar la Siiyey Inay Ku Soo Ruqaansadan Ciidamadii Hore Ugu Sugna Nawaaxiga Bariga Sanaag iyo Ceerigaabo

Sawiradan Ayaa Wariye Barkhad ka Qaaday Ciidamo kolonyo Ah oo Ka Soo Baxaya Magaalada Ceerigaabo Iyagoo Ku Jeeda Degaanada Hada Dagaalku Ka Socdo Si Ay u Xoojiyaan Ciidamadii Hore u Joogay

La Soco Waxii War ka Soo Kordha