Magaalada Gaalkacayo oo Lagu Qabtay Gabadh Sameysatay Xubinta Tartanka Raga oo Guursan Jirtay Haweenka

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka mudug waxaa lagu qabtay Haweenay guursan jirtay Haweenka kale iyada oo Nin isaga Dhigi jirtay, waxeyna isticmaali jirtay xubinta taranka Raga oo gacan ku sameys ah.

Mid kamid ah haweenka ay furtay oo ka shakisay ineysan Nin aheyn ayaa Booliska ku wargelisay sidaas ayaana lagu qabtay markii baaritaano lagu sameeyayna

waxaa la xaqiijiyay iney dumar tahay, dumar badanna soo guursatay.

Hadaba Sheekada ugu Yaabka Badan Ayaa la Sheegaya inay Tahay Inay Haweenaydan Farsamadan Haween kale kaga Dhashay laba Caruur Ah iyado magaceedi Deeqa u Bedeshay Deeq

Sidee ayay kuma muuqata dhacdadan . Yaabka Badan