Madaxweyne Somaliland Mugdi Baad Galisay Hadii …” Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Dagaalkii Jabhada Caare

“Si kama ah ayuu u dhacay Iska horimaadka Ciidanka Qaranka iyo kuwa Caarre, arrintaana xalinteeda gacanta lagu hayaa Odayaasha iyo Dawladduna way mahadsan yihiin, dhawaan ayaa la shaqeyn doonaa arrinta Caarre si nabadgelyo ah oo lagu heshiiyey ayaa lagu dhamayn doonaa. Dadkana waxa aanu leeyahay ha werwerina dhibaato weyn ma jirto.”

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, oo u warramayey Hadhwanaagnews

Subscribe Taabo Youtube