Fanaan Muqdisho u Tegay Bandhig Faneed oo ka War Helay In Waraan Qabasho Ah loo Dhigay Madaarka Hargaysa

Fanaan Qamar Sugaani oo Ka Tirsan Fanaaninta Magaaladda Hargaysa oo Bandhig Fananed ku Qabtay Magaalada Muqdisho isagoo Ka Baxay Magaalada Hargaysa Ayaa Xiligiisi laabashada ka War Helay Waaran Qabasho ah oo loo Dhigay Madaarka Hargaysa iyo Kaantaroolada Gobolada Bariga Somaliland

Somaliland oo Marar badan Xidhay Faaniin Booshaqo ku Tegay Magaalada Muqdisho Qaar koodna aanay Ku Laaban iyago ka Cabsi Qaba Xadhiga Sugaya Ayaa inta Badan il Gaara ku Haysa Fanaaninta ka Taga Dhankeeda ee Taga Magaalada Muqdisho lamana Sharaxin Sababta Walalow Fanaan kan Sida la Sheegayo lagu Eedaynayo Hadalo Somaliland ka Dhan Ah oo U Media Mariyey Qaar koodna Baraha Bulshada Sida Lagu Eedaynayo Hada

Maaha Markii Ugu Horaysay ee Qof Somaliland ka Socda u Ka War Helo in Madaarka Lagu Sugayo Waxase Tan oo kale ku Dhacday Wariye Coldoon oo Markuu Warka Helay ka Degay Garoowe ka Dibna Laascaanod ku Galay Dhuumasho Siduu markii Dambe Shaaciyey

La Soco Waxii Ka Soo kordha Qodob kan