Dowlada kenya oo duqeysay Degaano Ka Tirsan Somaliya

  Dowlada kenya ayaa Duqeysay Deganka cows-Qurun oo udhaw degmada ceelwaaq ee Gobalka Gedo inta la hubo qasaraha ka dhashay waa laba ruux oo xoolo dhaqato ah oo ku dhintay iyo Geel ka cabayey ceel ku yaala deganka oo isna dhowr Halaad ku Dhimatay

Qof Qoob jooge ah oo  xaqijiyey Duqaytan Ayaa Sheegay Inuu La Yaaban Yahay Sababta KENYA Duqayntan U Gaysatay Maadama oo aanay Degaankan Joogin Wax Al Shabaab Ah

Maaha Markii Ugu Horaysay ee kenya Degaano Somaliya Ka Tirsan Duqayso Iyado Dawladuna Aanay ka Bixin Wax jawaaba