Dhegayso Dagaalkii Ka Dhacay Degaanka Ceel Afweyn Wararkii Ugu Dambeeyey ee Ka Soo Baxaya

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay toban kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleed shalay ka dhacay Deegaanka Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag.

Faah-faahinta warkaan waxaa Hargeyska nooga soo diray wariyahayaga Khadar Maxamed Cakule.

Hoos ka Dhegayso VOA