Dagaal Dhex Maray Ciidamada Somaliland iyo Jabhada Caare oo ka Laabatay Degaanka Darar-weyne

Ciidamada somaliland iyo Ciidamo ka Socday Jabhada Caare oo Isku Helay Degaanka Dhoob ee Gobolka Sanaag

Ciidamada Somaliland Ayaa lagu Soo Waramaya Inay Heleen Jabhada oo ka Laabatay Degaanada Degaanka Darar Weyne oo Jabhadu Ku Dishay laba Oday Iyo Haweenay laba Maalin Ka Hor ka Dib Dagaal kale oo Ka Dhacay Degaanka Karamaan oo isna lagu Dilay Sagaal Qof oo kale

Ilaa Hada lama Xaqiijin Waxyeelada Ka Dhalatay Dagaalka u Dhaxeeya Jabhadan iyo Ciidamada Somaliland

La Soco Waxii War ka Soo Kordha