Dhacdooyinka Caalamka

Gabadh Muslim Ah Oo Noqotay Haweenaydii Ugu Horaysay Oo Iyadoo Xaawalay Muslim Ah Ka Noqota Wadan Yurub Ah Kana Tirsan EU Iyo Yaabka Dhabano Hays Ku Noqday Wadamada Yurub

0 Visits: 15999 | Friday December 23, 2016 - 01:24:24
Gabadh Muslim Ah Oo Noqotay Haweenaydii Ugu Horaysay Oo Iyadoo Xaawalay Muslim Ah Ka Noqota Wadan Yurub Ah Kana Tirsan EU Iyo Yaabka Dhabano Hays Ku Noqday Wadamada Yurub

Read More »

Halbeega Himilada Macallinka Somaliland

0 Visits: 54 | Sunday December 18, 2016 - 21:12:07
Kaddib markii Jamhuuriyadda Somaliland ay ka go'day dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya waxa dalka soo maray marxalado kala duwan, kuwaasi oo ay ugu darnayd dagaalladii Sokeeye ee dalka ka dhacay, iyadoo dagaalladaasi ay saameyn ku yeesheen nolosha dadkii shacabka ahaa gaar ahaan waxbarashada…

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Xabsiga U Taxaabay Muwaadin Aragtigiisa Ka Dhiibtay Maamul Xumada Dalka Haysta

0 Visits: 20 | Sunday December 18, 2016 - 21:09:48
Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamud xaashi ayaa maalintii khamistii xabsiga u taxaabay muwaadin aragtidiisa ka dhiibtay maamul xumada xukumada siilaanyo mawaadinka oo lagu magacaabo Engineer Saleban siciid cumar oo ka mid aqoonyahan dalka fikirkiisa ugu xidhan muddo sadex cisho ah xarunta dambi…

Read More »

Siyaasada xisbiga kulmiye ma qori isu dhiibaa? Q. 2aad

0 Visits: 48 | Sunday December 18, 2016 - 21:08:15
Wakhtigan la joogo oo ah dhamaadka sanadka 2016 bulshada reer somaliland gaar ahaana Gobolka Hawd waxay si dhow ula socdaan sadaasha doorashada lafilayo in ay qabsoonto bilawga sanadka 2017,waa hadii ay dhacdo e.

Read More »

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamey Gobalka Sanaag

0 Visits: 20 | Sunday December 18, 2016 - 21:02:35
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Mukhtaar Maxmuud Cilmi (Mukhtaar Dabxaan) Ayaa Galabta Maruu Qaar Ka Mida Warbaahinta La Hadlay Waxa Uu Baaq Nabadeed U Labada Beelood Walaalaha Ah Ee Dirirta Soo Noq Notay Ku Dhex Marayso Deegano Hoos yimaada Degmada Ceelafwayn Ee Gobalka Sanaag Isagoo Ugu Baaqay…

Read More »

Aqoon Yahan Jaamac Jiir Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex Martey Gobalka Sanaag

0 Visits: 27 | Sunday December 18, 2016 - 20:57:53
Aqoon Yahan Jaamac Jiir Oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex Martey Gobalka Sanaag.

Read More »

Hamuuntii tahriibku halkey ku danbaysay? Waxa qoray khaalid bulshaawi.

0 Visits: 38 | Sunday December 18, 2016 - 20:56:32
Muddo Sanado Ah Ayay Ahayd Markii Ay Tusbax Afka Laga Furay Noqotay Dhalinyarada Ka Ordaya Dalkooda Ee U Tahriibaya Dhul Shasheeye,Qaarad Kale Ama Dhul Ay Ku Nool Yihiin Bulsho Ay Kala Nolol Duwan Yihiin Oo Aanay Isku Diin Ahayn,Isku Dhaqan Ahayn Oo Aanay Waliba Isku Qaarad Ahayn.

Read More »

Gollaha Deegaanka Caasimada Hargeysa Ma Yahay Mid U Qalma Maamulka Dawlada Hoose Mise Waa Ku Dul Saar……Xog Ururin Qaybtii 2aad

0 Visits: 51 | Sunday December 18, 2016 - 20:38:25
Muwaadin Tiro malaha Xilalka iyo waajibaad ay Dayaceen Golihii Deegaanka ee aynu dooranay iyo Hantida ay ku takrifalaa maalinkasta, Qaar kamida ood wada arkaysaan aan idin xusuusiyo.

Read More »

Faro-galinta qaawan ee lagu hayo saldanada subeer awal, oo daaha ka fayday danaha siyaasadeed ee ku daboolan. W/q: siyaasi mohamed gacayte.

0 Visits: 20 | Saturday December 17, 2016 - 21:13:20
Sharaf iyo karaamo ayay huwantahay Saldanada Guunka ah ee Subeer Awal oo soo taxnayd tan iyo 1775 kii, laguna gardaadiyay deegaanka SUUQSADE oo ka tirsan Gobolka Saaxil.

Read More »

Madaxweyne siilaanyo ma aragteen, saleebaan meeyey, wadankii wuxuu gacanta u galay muuse duco diid +maxamuud beenaale.

0 Visits: 38 | Saturday December 17, 2016 - 21:06:02
#Timodheer haween Qaran ay u talisaa #Tafantoof ba kama baxo ayaa la yidhi #Ragana nimaan talin jirin haduu taliyo #Nimaan tagi jirin ayaa taga.

Read More »

Taageero: garyaqaan barkhad jaamac xirsi "batuun" jagada madaxweyne ku-xigeen ee xisbigga waddani.

0 Visits: 24 | Saturday December 17, 2016 - 21:04:25
Aniga oo ka mid ah taageerayaasha xisbigga WADDANI, waxaan si mugle u taageeraya Garyaqan Barkhad Jaamac Xirsi " Batuun " , oo ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay jagada Madaxwayne Ku-Xigeenimo ee xisbigga WADDANI, oo haatan ay kula tartamayaan 5 musharax oo kasoo jeeda Gobolka Awdal.

Read More »

Kulmiye miyuu is iibiyay? Waxa qorey ubax siciid cabdule.

0 Visits: 43 | Saturday December 17, 2016 - 20:59:35
Xisbiyada siyaasadu waa salaanka laga fuulo kursiga laga hago qaranka , marka ay koox siyaasiyiin ah oo isku mabda'ah ay isu bahaystaan aasaasida xisbi qaran oo ka turjuma dareenka shacbiweynaha ku dhaqan guud ahaan deegaanda wadanka way adagtahay sida ay kumanyaal iyo malaayiin dad ah ku kasbadaan…

Read More »

Is Barbar Dhiga Shalay Iyo Manta Ee Ciidanka Dab Damiska Qaranka Somaliland

0 Visits: 31 | Friday December 16, 2016 - 21:10:48
Waxaan manta qalinka u qaatay isbedelka baaxada leh ee uu ku talaabsaday Ciidan waynaha dabdamiska qaranku xaqiiqdi waxaa la odhankaraa madaxwaynaha JSL mudane Ahmed Mohamed Maxamuud SIILAANYO Wuu helay hogaamintii ku haboonayd hogaanka ama maamulka ciidanka dabdamiska.

Read More »

Ma Laga Yaaba Amma Suurtogal Ma Noqonkarta In Beelaha Gabooye Ee Reer Somaliland Ay Inaga Soo Dacweeyaan Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Hegue

0 Visits: 25 | Thursday December 15, 2016 - 21:15:00
Waxa wiiggii hore ka qabsoomay magaaladan Hargeysa kuna soo gaba-gaboobay shir beeleed balaadhan, oo ay beelaha Gabooye ku qabsadeen.

Read More »

Muuqaallo