Brazil oo ku Guulaystay Koobka Qaarada America markii Sagaalad

Brazil oo Hore u Soo Reebtay Dalka Archentina Ayaa Caawa Sadex Gool iyo Eber kaga Badisay Xulka Dalka Peru Finalka Koobka Qaarada Amerida Koonfureed

Dalka Brazil oo Hore u Qaaday sideed Mar oo Hore Ayaa Koobkan u Noqon Doona kii Sagaalad