Daawo MUUQAAL: Faarax Macalin "Soomaliya Iyo Xamar DOORASHO kama socoto, Xumaan way dhaaftay, Itoobiya ayaa Liqaysa Akhirka (daawo VEDEO)

0
Sunday December 25, 2016 - 18:49:29 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 6824
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo MUUQAAL: Faarax Macalin "Soomaliya Iyo Xamar DOORASHO kama socoto, Xumaan way dhaaftay, Itoobiya ayaa Liqaysa Akhirka (daawo VEDEO)

    Nairobi (ALJ) Siyaasiga Faarax Macalin oo horey usoo Noqday Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya, ayaa siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya ee Xiligan iyo Doorashada oo dhowr jeer dib u dhacday, Sidoo kalana wuxuu eedayn usoo jeediyey It

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nairobi (ALJ) Siyaasiga Faarax Macalin oo horey usoo Noqday Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya, ayaa siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya ee Xiligan iyo Doorashada oo dhowr jeer dib u dhacday, Sidoo kalana wuxuu eedayn usoo jeediyey Itoobiya oo uu sheegay inay doonayso Inay Soomaalia Liqdo

Faarax ayaa Wuxuu sheegay in Dadka Soomaaliyeed ayna ahayn Kuwa ka Faa’iidaysanaya Taariikhda "NINKA DOQONKA AH, WAA MIDKA INTII FAL SAMEEYO, HADA KU CEL CELIYA, EE HADANA KA SUGAYA NATIIJO KA DUWAN” Ayuu yidhi.






” Soomaaliya waxaa ka dhacday Doorasho aan Nooceedu  horey Aduunka uga dhicin, Xumaan way dhaaftay, Sidoo kale dalalkii Dariska ahaa ayaa Faragelin Qaawan ku Haya,  Waxaana la doonaya in dadka la isku dilo, Kadibna Soomaaliya meesha laga saaro”  ayuu Raaciyey Hadalkiisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo