Daawo: Magaalo Somaliya Ku Taala Oo Sida Dameerahana U Rarata Kuna Xidha Gaadhi Ximaar iyo Farsamo Cajiib ah Looga Faa'iidaysto Ku Difaaci Jiray (Warbixin Xiiso leh)

0
Sunday December 25, 2016 - 16:06:53 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 8651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Daawo: Magaalo Somaliya Ku Taala Oo Sida Dameerahana U Rarata Kuna Xidha Gaadhi Ximaar iyo Farsamo Cajiib ah Looga Faa'iidaysto Ku Difaaci Jiray (Warbixin Xiiso leh)

    Magaalada Baraawe ayaa waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu faca weyn dalka Soomaaliya, waxayna door weyn ka qaadatay fidinta "Diinta Islaamka" iyo weliba dhanka ganacsiga iyo beeraha dalka Spoomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baraawe ayaa waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu faca weyn dalka Soomaaliya, waxayna door weyn ka qaadatay fidinta "Diinta Islaamka" iyo weliba dhanka ganacsiga iyo beeraha dalka Spoomaaliya

Magaaladan Baraawe ayaa waxa ay leedahay dhaqan ka duwan kan laga yaqaano dalka Soomaaliya intiisa kale, iyadoona magaaladani ay ahayd mid ay daganaan jireen dad ka kalayimaaday qaarado kala duwan sida dad ka yimid bariga dhexe iyo kuwo ka yimid qaaradda Aasiya/ama Bariga fog.

Dadka magaaladani ku nool ayaa tusaale ahaan waxa ay rartaan Geel, waana meesha kaliya ee dalka Soomaaliya geela sidii Dameerkii oo kale looga adeegsado.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo