DAAWO MUUQAAL: Buuq Iyo Isku Qabsi Suuqa U Soo Baxay oo Hadheeyey Kuraasta Aqalka Sare Somaliya Looga Qoondeeyey Somaliland + Masuuliyin Istaagay Hadaan 33 Kursi Nala Siin Somaliya Waan Kala Jarayna

0
Sunday December 25, 2016 - 15:55:26 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 6760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO MUUQAAL: Buuq Iyo Isku Qabsi Suuqa U Soo Baxay oo Hadheeyey Kuraasta Aqalka Sare Somaliya Looga Qoondeeyey Somaliland + Masuuliyin Istaagay Hadaan 33 Kursi Nala Siin Somaliya Waan Kala Jarayna

    Muqdisho (ALJ) Muran Xoogan ayaa ka taagan Tirada Aqalka sare ee Xubnaha ka imaanaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (ALJ) Muran Xoogan ayaa ka taagan Tirada Aqalka sare ee Xubnaha ka imaanaya

Guddiga doorashooyinka  Xkumada Somaliya Ku Magacawday Somaliland ayaa maalmo ka hor shaaciyay in doorashada xubnaha Aqalka sare ee Somaliland ay dhaceyso 24-ka bishan oo ku beegnayd  oo Sabti ahayd,  Labada Guddi ee heer Federaal iyo heer maamul ayaa waxaa ka dhex muuqda inay is khilaafsan yihiin, go’aanadooda ay iska soo hor-jeedaan.





Is qab qabsiga ka taagan doorashooyinka xubnaha Aqalka Sare ayaa waji kale yeeshay, iyadoo siyaasiyiin ka soo jeeda SOmaliland oo Muqdisho ku shiray ay sheegeen in aanay ku qanci doonin, wax ka yar %33 oo u dhigma 18 xubnood.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo