Daawo Sheeko Yaab Leh Nin Baarlamanka Somaliya Isaga Dhigay Haweenay Si U Qaato Booska Haweenka Iyo Halkuu Gaadhay Musuq Maasaqa Doorashada Xildhibaanada Somaliya

0
Saturday December 24, 2016 - 23:01:04 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 13059
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sheeko Yaab Leh Nin Baarlamanka Somaliya Isaga Dhigay Haweenay Si U Qaato Booska Haweenka Iyo Halkuu Gaadhay Musuq Maasaqa Doorashada Xildhibaanada Somaliya

    Arin yaab iyo qosol leh ayaa ka dhacday dhawaan magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland kadib markii beesha Cowramaleh ay soo sharaxday nin wata magac haween.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arin yaab iyo qosol leh ayaa ka dhacday dhawaan magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland kadib markii beesha Cowramaleh ay soo sharaxday nin wata magac haween.




Qoondada haweenka ayay beeshaas qasab ku aheyd iney buuxiso, laakiin waxaa ay gudiga doorashada usoo gudbiyeen nin ay usoo yeeleen magac haween kadibna waa la doortay.






Ururka Haweenka Kismaayo ayaase casuumaad usameeyay dhamaan gabdhihii ku soo baxay doorashada oo uu ku jiray Xildhibaankaas magaca gabdheed watay (Magaca uu watay waa Iftin).



Hase ahaatee markii ay xildhibaankii gaartay casuumaadii ayay ogaadeen in qofka ay utageen uusan dumar aheyn ee nin uu yahay hadaba kadib maxaa dhacay Daaw Muuqaalka hoose?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo